Gorof (Elixir)

Dur-Dur Band feat. Sahra Dawo

Lyrics

[Verse] Haddaan gabban waayo hadhwalba Haddii aan gabban waayo hadhwalba Kalgacaylkan goobo Haddaan gabban waayo habeenkii Haddii aan gami waayo habeenkii Galgashoo aanan seexan
[Verse] Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab Ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab
[Verse] Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Aan soo godlee gorofka keen Aan soo godlee gorofka keen Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Aan soo godlee gorofka keen Aan soo godlee gorofka keen
[Verse] Haddaan gabban waayo hadhwalba Haddii aan gabban waayo hadhwalba Kalgacaylkan goobo Haddaan gabban waayo hadhwalba Haddii aan gabban waayo hadhwalba Kalgacaylkan goobo
[Verse] Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo
[Verse] Gu' baa da'ay baa la yidhi Geel baa dhalay baa la yidhi Gu' baa da'ay baa la yidhi Geel baa dhalay baa la yidhi Aan soo godlee gorofka keen, keen Aan soo godlee gorofka keen Gu' baa da'ay baa la yidhi Geel baa dhalay baa la yidhi Gu' baa da'ay baa la yidhi Geel baa dhalay baa la yidhi Aan soo godlee gorofka keen, keen Aan soo godlee gorofka keen Gu' baa da'ay baa la yidhi Geel baa dhalay baa la yidhi Gu' baa da'ay baa la yidhi Geel baa dhalay baa la yidhi Aan soo godlee gorofka keen, keen Aan soo godlee gorofka keen

Explore More

The Deeper Meaning of "Gorof (Elixir)"
Meaning of Gorof (Elixir) by Dur-Dur Band

‘Gorof (Elixir)’ is a poetic masterpiece that transcends simple love-song tropes, weaving a rich tapestry of Somali cultural symbolism and raw emotion. The song's narrative is one of profound longing, where love is not just a feeling but a vital, life-sustaining force—an 'elixir' needed to survive.

The plea 'Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab' ('Don't slaughter me, don't slaughter me, have mercy') elevates the feeling of lovesickness to a matter of life and death, a common and powerful theme in Somali poetry. The singer compares their cries to that of a nightingale ('galawgii'), a classic symbol of a sorrowful, beautiful lament.

The song culminates in a burst of optimistic imagery: the coming of the spring rains and the birth of camels ('Gu' baa da'ay... Geel baa dhalay'). These are the highest symbols of prosperity and blessing in Somali pastoralist culture. By invoking them, the singer declares that their love's reciprocation would be the ultimate fortune, a renewal of life itself. It is a celebration of love's power to bring abundance and end a drought of the soul.